Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Berdaale

Ra’iisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa goor dhaweyd gaaray degmada Berdaale ee gobolka Bay halkaas oo ka mid ahy degaanada daadadku ku rogmadeen ka dib roobabkii da’ay. Khayre ayaa waxaa ku wehliya safarka guddoomiyaha guddiga Qaran ee gurmadka Xamsa Saciid Xamsa iyo xubno kale. Wasiir ku xigeenka gargaarka ayaa sheegay safarka Ra’iisul Wasaaraha ka … Continue reading Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Berdaale